Wasiir Sacad Cali Shire oo Bandhigay Sababaha Hor Taagan Inay Kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Sacad Cali Shire oo Bandhigay Sababaha Hor Taagan Inay Kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya
September 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad cali Shire oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arimo door ah oo ay ka mid yihiin isbedelka ka socda wadamada Geeska Afrika, sababaha hor taagan inay kulmaan Madaxweynaha Somaliland iyo Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya iyo Heshiiskii u dhexeeyay Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS