|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Banka Wajaale Ka Fulisay Wajigii Labaad Ee Harameynta
September 1, 2018 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN)- Wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland ayaa waxa ay maanta banka magaalada Wajaale ay ka fulisay wajigii labaad ee mashruuca Haramaynta. Waftigan Wasiirka wasaarada Beeraha ayaa waxa ku wehelinayay Agaasimaha guud ee wasaarada Beeraha iyo shaqaale waynaha wasaaradaasi ee ka hawlgala gobolada Maroodi Jeex, Awdal iyo Gabiley. Maareeyaha mashruucan ayaa waxa uu ugu horeyn ka warbxiyay halka uu marayo wax soo saarka Wasaarada horumarinta Beeruhu ka fulinayso banka Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; Xukumadda Oo Wali Ku Dhegen Mooshinka Lagu Wareejinayo Haamaha Shidaalka iyo Farshaxan Aamin ... DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna B... “Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye F... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|