|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarshada Somaliland oo Shaacisay Deeq Waxbarsho Dibadeed
September 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasaarada Waxbasrshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa ay maanta shaacisay deeq waxbarasho oo ay dalka Itoobiya ugu deeqday Somaliland. Shir jaraa’id oo ay si wada jira u wada qabteen Wasiirka wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Faaratoon, Wasiir ku-xigeenka wasaaradaasi Cabdiqaadir Maxamuud Sheekh Muxumed, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaasi ayaa waxa ay shaaciyeen deeq waxbarasho oo ay tiradoodu dhantahay 3000-boqol oo arday oo isugu jira Ardayda shahaadada heerka koowaad iyo heerka labaad ee jaamacadaha dalka taasi oo ay dalka Itoobiya ugu deeqday Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Xildhibaan Ka Tirsan Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Ay Xeer Ciqaabeed Ka Soo Saarayaan Qofka Tag... Wasiirka Beeraha Oo Raashinkii Ay Kasoo Saareen Mashruuca Banka Wajaale Ku Wareejiyay Haayada Kaydka... DAAWO;Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jartay Cusbitaal Magaalada Wajaale Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|