Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Ka Hadashay Cashuuro La Sheegay In Lagu Soo Rogay Ganacsatada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Ka Hadashay Cashuuro La Sheegay In Lagu Soo Rogay Ganacsatada
September 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa waxa ay markii ugu horeysay ay ka hadashay wararka sheegaya in ay cashuur ku kordhisay ganacsatada alaabaha la soo dega.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS