Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Ka Hadashay Cashuuro La Sheegay In Lagu Soo Rogay Ganacsatada
September 27, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa waxa ay markii ugu horeysay ay ka hadashay wararka sheegaya in ay cashuur ku kordhisay ganacsatada alaabaha la soo dega.