Wasaarada Maaliyada oo tobabar kor loogu qaadayo cashuuraha u furtay masuuliyiinta wasaarada maaliyada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maaliyada oo tobabar kor loogu qaadayo cashuuraha u furtay masuuliyiinta wasaarada maaliyada
September 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa waxa uu tobabar kor loogu qaadayo dakhli uruurinta u furay masuuliyiinta wasaarada Maaliyada ee gobolada dalka.

Tobabarkan oo soconaya mudo laba cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada, Agaasimaha guud ee wasaaradaasi, Agaasimayaasha waaxyaha kastamada, iyo masuuliyiin kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS