|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maaliyada oo tobabar kor loogu qaadayo cashuuraha u furtay masuuliyiinta wasaarada maaliyada
September 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa waxa uu tobabar kor loogu qaadayo dakhli uruurinta u furay masuuliyiinta wasaarada Maaliyada ee gobolada dalka. Tobabarkan oo soconaya mudo laba cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada, Agaasimaha guud ee wasaaradaasi, Agaasimayaasha waaxyaha kastamada, iyo masuuliyiin kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Mooshin La Horkeenay Baarlamaanka Sooma... Weedhihii Kaftanka Iyo Qosolka Xambaarsanaa Ee Laga Guntay Ruug-Cadaagii Saxaafadda Marxuum Axmed Xa... Xisaabiyihii Guud Ee Hore Oo Bulsho Waynta S/land Si Cilmiyaysan Ugu Iftiimiyay Masuulka Waayo Araga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|