Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Abwaan Maxamed Aadan Dacar oo Kaga Waramay Tariikhdii Fankiisa Siduu Ku Bilaabmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Abwaan Maxamed Aadan Dacar oo Kaga Waramay Tariikhdii Fankiisa Siduu Ku Bilaabmay
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaanka weyn ee caanka ah Maxamed Aadan Dacar oo in ka badan lixdan sanadood fanka ku soo jiray ayaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay waxa uu kaga waramay Taariikhdii fankiisa siduu ku bilaabmay iyo waxa uu dareemayo hadda marka uu eego waayaha fanka ee haatan, Iyadoo ay geeriyoodeen badi fanaaniintii ay isku faca ahaayeen.

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga abwaan dacar

 

COMMENTS
LINKS