Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud
September 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Aqoonyahan Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahanada reer Somaliland oo inta badana ka faalooda siyaasada Geeka Afrika ayaa waxaa lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya.

Aqoonayahan Maxamed Xaaji Maxamuud  ayaa warasyiga lala yeeshay waxaa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin xaalada siyaasadeed ee dalka, Waxyaabihii u qabsoomay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi intii ay talada dalka haysay, Doorashooyinka goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka, heshiiskii Somaliland iyo Dp World iyo warbixin uu soo saaray ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka warasyiga

COMMENTS
LINKS