Laascaanood (WJN)- Wajigii labaad ee shirka nabadaynta beelihii Dhawaan dirirtu ku dhex martay koonfurta Gobolka Sool ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah uga furmay xarunta dawlada hoose ee magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka