|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Kastamka Bari Ee Laascaanood
September 15, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo hawlaha gurmadka nabadaynta u joogay gobolka Sool ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Kastamka barri ee magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|