Wafti Wasiiro ah oo gaadhay deegaanadii dagaaladu ku dhexmareen beelaha walaalaha ah ee gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Wasiiro ah oo gaadhay deegaanadii dagaaladu ku dhexmareen beelaha walaalaha ah ee gobolka Sool
September 11, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Waxbarshada, Hawlaha guud iyo Gudoomiyaha golaha Wakiilada ayaa waxa ay gaadheen deegaanadii ay dirirtu ku dhexmaratay beelaha walaalaha ah ee wada dega koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS