|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Cusub Ee Liyuu Booliska oo Shaaciyay In Aan La Kala Dirayn Cidamadaasi
September 3, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Isbadalkii siyaasadeed ee ka dhacay degaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa keenay in isbedal lagu sameeyo hogaanka hay’adaha aminga ee kala duwan. Waxaa taliye cusub loo magacaabay ciidammada Liyuu Booliska, ujeedadana waxaa lagu sheegay sidii ciidammadaasi ay uga qeyb qaadan lahaayeen isbadelka cusub ee deegaankaasi ka dhacay. Maxamed Cabdi Mawsar waa Taliyaha cusub ee ciidammada Liyuu Booliska, wuxuu sheegay in aan la kala diri doonin ciidammadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|