Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tobabar U Furay Dufcadii 30 aad Ee Ciidanka Boliska | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Tobabar U Furay Dufcadii 30 aad Ee Ciidanka Boliska
September 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa waxa uu maanta tobabar uga furay dugsiga Mandheera dufacadii 30aad ee Ciidanka Booliska Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS