Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Gaadhi Ay Lahayd Shirkada Oomaar oo Koox Dabley Ahi Af-duubatay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo Faah-faahin Ka Bixiyay Gaadhi Ay Lahayd Shirkada Oomaar oo Koox Dabley Ahi Af-duubatay
September 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland oo goor dhawayd shir jaraa,id ku ku qabtay xarunta Taliska Ciidanka Booliska ayaa waxa ay faah-faahin ka bixiyeen gaadhi ay lahayd Shirkada Oomaar oo xalay fiidkii ay koox dabley ahi ku afduubtay duleedka magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS