|
|||||
WAJAALE NEWS
“Soomaaliya Waxaanu Isku Af-garanay In Maamulka Hawada Nagu Soo Wareejiso”. Wasiir Sacad Cali Shire
September 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo ka hadlay maamulka ee ay dhawaan la wareegtay Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay dawlada Soomaaliya isku af-garteen in maamulka hawada ay ku soo wareejisay Hay”adda gacanta ku haysa maamulka hawada. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland ayaa waxa kale uu ka warbixiyay heshiisyadii ay Somaliland la gashay Dp World iyo Saldhiga Milateri ee Imaaraadka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;Kal-fadhigii Golaha Deegaanka Gabiley Oo Furay Iyo Xildhibaano Loo Diiday In Ay Ka Qaybgalaan. AFHAYEENKA XUSBIGA WADANI EE GOBOLKA GABILEY AYAA HANBALYO U DIRAY SHACABKA SOMALILAND XUSKA 18MAY Halkan Ka Akhriso; Dhacdo Aad U Xanuun Badan Oo Murti Badanina Ku Duugantahay Oo Dhex Martay Oday 70... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|