|
|||||
WAJAALE NEWS
“Soomaaliya Waxaanu Isku Af-garanay In Maamulka Hawada Nagu Soo Wareejiso”. Wasiir Sacad Cali Shire
September 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo ka hadlay maamulka ee ay dhawaan la wareegtay Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay dawlada Soomaaliya isku af-garteen in maamulka hawada ay ku soo wareejisay Hay”adda gacanta ku haysa maamulka hawada. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland ayaa waxa kale uu ka warbixiyay heshiisyadii ay Somaliland la gashay Dp World iyo Saldhiga Milateri ee Imaaraadka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Muuse Biixi oo Shaaciyey Inaan Gole Dhexe oo Xisbiga Kulmiye ah oo Sharci ahi Aanu jirin+Waxa ... Daawo:Shirka Arimaha Amniga ee Dawladaha Ethiopia Iyo Somaliland Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada ... Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lafilayo In Uu Utartamo G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|