|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliya Waxay Inagu Haysaa Kaanbayn, Meel Walba oo Aynu Istaagnana Waxay Rabaan Inay Raadkena Baabiiyan”.Wasiir Sacad Cali Shire
September 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay caqabad ku tahay horumarka Somaliland. Sidoo kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa eedaymo culus u soo jeediyay wakiilkii hore ee Qaramada Midoobey u fadhiyay Soomaaliya Micheal Keatin, Isagoo sheegay in aanu dhex u ahaan jirin Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/dZd9d3Av_fg Related posts:Daawo:Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixisay Kulan Madaxwaynuhu La Qaatay Wafti Ka Socda Baarlamaanka... Faah Faahinta Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay! Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Natiijada Hordhaca Ee Golaha Wakiilada Gobolada Sanaag, Togdh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|