|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland Uma Baahna Beesha Caalamka Ee Iyagaa U Baahan”.Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
September 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo waraysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa waxa uu kaga waramay arimo door ah oo ay ka mid yihiin cilaaqaadka ka dhexeeya Somaliland iyo Wadamada Carbeed, Wadaxaajood uu la yeeshay madaxda dalka Sucuudiga iyo Aqoonsiga Somaliland iyo Aqoonsiga Somaliland ee beesha Caalamka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CdladeiT24Q
Related posts:Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay Inay Ku Guulaysteen Isku Bedelka Shillinka Iyo Lacagaha Qalaad. DAAWO; Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Qayb-galay Kulan Kubada Cagta ah Oo D... DAAWO ;Xil, Siciid Cilmi Rooble Oo Bulshada U Iftiimayay "Hadii Madaxwayne Siilaanyo Uu Sax Yahay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|