Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Hortaagan Yahay Fulinta Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Hortaagan Yahay Fulinta Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo
September 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Axmed Cabdi “Cali Canter” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu hor taagan yahay fulinta heshiiskii ay wada gaadheen Somaliland iyo maamulka Khaatumo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS