Shirkadaha Gacanta Ku Haya Haamaha Berbera oo Ganafka Ku Dhuftay Amar Ka Soo Baxay Xukuumada iyo Shuruuda Ay Ku Xidheen In Ay Wareejiyaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkadaha Gacanta Ku Haya Haamaha Berbera oo Ganafka Ku Dhuftay Amar Ka Soo Baxay Xukuumada iyo Shuruuda Ay Ku Xidheen In Ay Wareejiyaan
September 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Shirkadaha maamulaha kaydka haamaha shidaalka ee Berbera oo maanta shir jaraa,id isugu yimid ayaa waxa ay ganafka ku dhufteen amar ka soo baxay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Iyagoo sidoo kale shuruud adag ku xidhay wareejinta haamaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS