|
|||||
WAJAALE NEWS
Qurba Joogii Ugu Badnaa oo Sanadkan Yimid Somaliland
September 5, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wakaalada qurbo Joogta Somliland ayaa waxa ay sheegtay in gurba joogii ugu badnaa oo gaadhaya laba iyo soddon kun oo qof ay sanadkan 2018 ay yimaadeen deeganada Somaliland. Waxay kaloo wakaalada qurba-joogu faah-faahin ka bixisay shirar iyo kulammo ay u abaabushay dad qurbaha ka yimid sanado hore oo maalgashaday dalka iyo qurbajooga fasaxyada ku yimid Hargeysa sanadkan. Gudoomiyaha wakaalada qurba-jooga Somaliland, Cabdi Cabdillaahi Dayax-weerar, ayaa ka waramay arrintan.
Halkan hoose ka dhagayso waraysiga. https://youtu.be/8rnOZqDoBck Related posts:Dawladda Ethiopia Oo Ka Hadashay Aragtidooda Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland iyo Iskaashiga La... Xildhibaan Maraykan Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Jihada Ay U Socoto Somaaliya, Kana Horyimid Caydhinta E... Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Aan La Dhayalsan Jabhada Buurta Gacan Liba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|