Qaramada Midoobey oo War Ka Soo Saartay Xaalada Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
September 4, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN) – Qaramada midoobey ayaa waxa ay ka hadashay xaalada dagaal ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul Soomaaliya,Waxaanay fariin u dirtay labada dawladood.