“Muqdisho Dawlada Maanta Ka Dhisan iyo Tii Lixdankii Waa Iskaga Mid Ficilada Ay Ku Kacayaan”.Gudoomiye Ku-xigeenka Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muqdisho Dawlada Maanta Ka Dhisan iyo Tii Lixdankii Waa Iskaga Mid Ficilada Ay Ku Kacayaan”.Gudoomiye Ku-xigeenka Wakiilada
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku-xigeenka golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa waxa uu maamulka Xamar ku eedeeyay in ay ficilada ay Somaliland kula kacayso ay iskaga mid yihiin dawladii lixdankii ka jirtay Muqdisho.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS