Maxay Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumadu Kaga Wada Hadleen Kulankii Hargeysa Uga Socday? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxay Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumadu Kaga Wada Hadleen Kulankii Hargeysa Uga Socday?
September 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxda xisbiyada mucaaridka ee Somaliland iyo xukuumada ayaa kulan ay kaga wada-hadlayaan arrimo ku saabsan qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ayaa waxaa uu uga furmay magaalada Hargeysa .

Kulankan dhexmaray madaxda xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa waxa ay mihiimadiisu ahayd sidii lays kula meel dhigi lahaa islamarkaana go,aan wada jir ah laga soo saari lahaa arrimaha caqabada ku ah qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka ee ku midaysan horaanta sanadka soo socda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

 

COMMENTS
LINKS