Maxaa Ka Jira In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasiirka Shaqo Gelinta iyo Agaasimaha Guud? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Ka Jira In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasiirka Shaqo Gelinta iyo Agaasimaha Guud?
September 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi “Gaani” ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka hadashay khilaaf in badan soo jiitamayay oo soo kala dhex galay iyada iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS