|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wargeyska Foore oo Iska Difaacay Eedayn Uga Timi Ciidamada Booliska Somaliland
September 16, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Wargeyska Foore ayaa waxa ay ka jawaabeen eedayn ay maalintii shalay u soo jeediyeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, Iyagoo wargeyska ku eedeeyay in uu qoray warar lidi ku ah Ciidamada Booliska Somaliland. Shir jaraa,id oo ay goor dhawayd Hargeysa ku qabteen Mulkilaha Wargeyska Foore Maxamed Maxamuud Ilkacase iyo Maareeyaha Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab, ayaa waxa ay iska difaaceen eedahaasi uga yimi Ciidanka Booliska.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Roobab Xeebaha Ka Da,aya Iyo Digniinta Uu Udiray Sha... DAAWO;-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Si Khaldan Loo Dhigay Hadal Uu Hore Uga Yidhi Coldo... DAAWO;-Barnaamijka Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Soo Bandhigtay Gaadiid Tiro Badan Oo Ay Soo I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|