|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wargeyska Foore oo Iska Difaacay Eedayn Uga Timi Ciidamada Booliska Somaliland
September 16, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta Wargeyska Foore ayaa waxa ay ka jawaabeen eedayn ay maalintii shalay u soo jeediyeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, Iyagoo wargeyska ku eedeeyay in uu qoray warar lidi ku ah Ciidamada Booliska Somaliland. Shir jaraa,id oo ay goor dhawayd Hargeysa ku qabteen Mulkilaha Wargeyska Foore Maxamed Maxamuud Ilkacase iyo Maareeyaha Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab, ayaa waxa ay iska difaaceen eedahaasi uga yimi Ciidanka Booliska.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Wafti kale ,Wasiiro ah iyo Taliyaha Booliska oo Hada Gabiley Gaadhay Bulshada Oo Diidmo Kala Hortim... Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technology-da oo Kulan La Yeeshay Isuduweyaasha Wasaarada Ee Gobolada Reer Gabiley Xukuumada Abaalbay Ku Leeyihiin, Lakiin Xildhibaanada Iyo Cidkasta Oo Ucodaynaysa, Abaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|