Markab Sida Sibidhkii ugu Tirada Badnaa oo Ku Soo Xidhay Dekada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Markab Sida Sibidhkii ugu Tirada Badnaa oo Ku Soo Xidhay Dekada Berbera
September 11, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Waxaa maanta dekeda magaalada Berbera ku soo xidhay Markab sida sibidhkii ugu tirida badnaa abid ee ku soo xidha dekeda Berbera.

Xaflad lagu daah-furayay sibidhkan ayaa lagu qabtay markabka gudihisa waxaana ka soo qayb galay maamulka degmada, ka gobolka Saaxil, masuuliyintii keenay markabka sibidhka iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9eNBNktQQuw

COMMENTS
LINKS