Gabiley (WJN) – Masuuliyiin ka socda wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland, Islamarkaana u socda diwaan gelinta hantida ma guurtada ah ee dawlada ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Gabiley.
Badhasaabka gobolka Gabiley, Maayarka magaalada iyo masuuliyiinta gobolka ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta ka socota wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka