Magaalada Ceerigaabo oo Laga Bilaabay Diwaan Gelinta Hantida Danta Guud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Ceerigaabo oo Laga Bilaabay Diwaan Gelinta Hantida Danta Guud
September 3, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Agaasimaha qorshaynta dhulka iyo magaalooyinka ee wasaarada hawlaha guud iyo qaar ka mid ah wasaaradaasi ayaa waxa ay  maanta magaalada Ceerigaabo ka bilaabay diwaan gelinta hantida ma guurtada ah ee dawlada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS