|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland oo Gurigiisa Ku Qaabilay Haweenka Xisbiga Kulmiye
September 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Haween waynaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ay horkacayso guddoomiyaha xisbigaasi Dalays Shire Faarax ayaa hoyga uu ka dagan yahay magaalada Hargeysa ku booqday Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”. Booqashadan Hogaanka haweenka Xisbiga Kulmiye ayaa waxa ay la xidhiidhay sidii ay ugu bogaadin lahaayeen hawle hore oo badan oo qaranka uu u soo qabtay, Iyagoo madaxweynaha hada ee Muuse Biixi ugu duceeyay in ale ku asturo xilka uu qaranka u hayo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts: Halkan Ka Daawo “Madaxwayne Waxan Ku Leenahay Baryo Maaha Xeer Saxaafadeed Baadh Maaha Sharci Daro ... “Sida loo wareejiyo Hantida Dadwaynuhu Waa isku Mid Goor Madow, Meel Madow, Dilaal Madow, Xaaraan Ma... "Beesha Caalamku Waxay Noo Sheegeen Inuu Madaxwyne Biixi Dhamaynayo Arinta Komishanka" Gudoomiye Fay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|