“Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Wasiiro Ka Dhigtay Inama Yar Yar oo Uu Marna Yidhaa Kaca Marna Yidhaa Fadhiista”.Siyaasi Ramaax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Wasiiro Ka Dhigtay Inama Yar Yar oo Uu Marna Yidhaa Kaca Marna Yidhaa Fadhiista”.Siyaasi Ramaax
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo xilal badhasaabnimo ka soo qabtay xukuumadii Siilaanyo, isla markaana dhawaan ku biiray Xisbiga Ucid kana baxay Kulmiye ayaa eedo culus dusha uga tuuray Madaxweyne Muuse Biixi.

Dhinaca kale Siyaasi Ramaax oo mudo dheer ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye ayaa naqdiyey qaabka uu Madaxweyne Muuse Biixi wax u wado iyo wixii ay Kulmiye ahaan doorashada ku soo galeen ee ay Bulshada u ballan-qaadeen oo uu tilmaamay in faraq badani u dhexeeyo, isaga oo ku dooday inuu Wasiirro u magacaabay ay yihiin innamo yaryar oo uu marna yidhaa kaca marna yidhaa fadhiista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8dkw_rbhhtA

 

 

COMMENTS
LINKS