Madaxweynaha DDSI oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Liyuu Booliska iyo Amaro Uu Faray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDSI oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Liyuu Booliska iyo Amaro Uu Faray
September 4, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN) – Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan Taliyaha ciidanka difaaca bariga Itoobiya iyo qaar ka mid ah xubnihii hogaaminta deegaanka ayaa waxa uu kulan la qaatay saraakiisha ciidanka gaarka ah ee Liyuu Booliska, waxaana uu faray amaro la xidhiidha amaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cFoDFh1JrGA

COMMENTS
LINKS