|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDSI oo Dalka Eritrea Kulan Kula Qaatay Madaxda ONLF
September 18, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ayaa waxaa uu kulan magaalada Asmara kula qaatay hoggaamiyeyaasha ururka ONLF. Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal koobanayaa waxaa uu sheegay in madaxada ONLF ay ka wada haldeen taarikhda halgankii dheera iyo ku guriyo noqoshada. Hadalkan madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan dowladda Itoobiya ay cafis u fidisay uraradii mucaaradka ee dowladda kasoo horjeeday isla markaasna waxay ka saartay liiska argagixisada. Dowladda Itoobiya waxay wafdi isku dhaf ah u dirtay magaalada Asmara si ay ururada wadahadalo nabadeed ula yeeshaan, waxaana kamid ah ururka ONLF oo muddo dagaal kula jiray dowladda Itoobiya.
Related posts:War-Deg-Dega:Mid Ka Mid Ah Xubnihii Saaka Ku Biirayay Xisbiga Wadani Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Cida K... DAAWO ; Suldaanka Beelaha Sacad Muuse Oo Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyay Waxka Qabasho La,aanta Six... Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Arimaha Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|