Madaxweynaha DDSI oo Dalacsiiyay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Liyuu Booliska iyo Saraakiil Kale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha DDSI oo Dalacsiiyay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Liyuu Booliska iyo Saraakiil Kale
September 8, 2018 - Written by Reporter:

Jig Jiga (WJN)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa waxa uu dalacsiiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Liyuu Booliska Maxamed Mawsar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Liyuu Booliska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS