JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo raysalwasaraha Jabuuti ayaa a qaybgalay kulan wadatashi oo mudo laba cisho ah usocday Xisbiga talada Haya Ee RPP.
Madaxwayne Geele ayaa kulanka ka jeediyay khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;