|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley oo Xadhiga Ka Jaray Mashaarico Horumarineed oo Laga Hir Geliyey Gobolka
September 29, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)-Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley ayaa waxa ay maanta si rasmi ah xadhiga uga jareen sadex mashruuc oo laga hir geliyay deegaanada Laaca, Isha Gudban iyo Xanaanada hooyada iyo dhalaanka ee gudaha magaalada Gabiley. Sadexdan mashruuc oo ka mid ah mashaariicaha 20118 ayaa waxaa hir geliyay islamarkaana maal geliya dawlada hoose ee degmada Gabiley. Maayarka gobolka Gabiley Maxamed Aamiin Cumar ayaa ugu horayn faah-faahin ka bixiyay mashaariicahan horumarineed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/jB8J6YjzH9w
Related posts:Xarunta Xawaalada Juba Express Ee Magaalada Hargeisa Oo Ay Gabi Ahaanba La Wareegeen Ciidamada RRU d... DAAWO: Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Xilka Cusub Ee Loo Magaca... DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|