Maamulka Gobolka Gabiley iyo Hay”adda World Vision oo Daah-furay Mashruuc Lagu Taakulaynayo Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley iyo Hay”adda World Vision oo Daah-furay Mashruuc Lagu Taakulaynayo Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal
September 24, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley oo ay weheliso Hay”adda World Vision ayaa waxa ay si rasmi ah u daah-fureen mashriic balaadhan oo lagu taakulaynayo dadkii 1,23 qoys oo ka mid ah dadkii ay saamaynta wayn ay ku reebtay roobabkii duufaanta watay ee ka da’ay gobolada waqooyiga gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS