Maamulka Gobolka Gabiley iyo Hay”adda World Vision oo Daah-furay Mashruuc Lagu Taakulaynayo Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Sagal
September 24, 2018 - Written by Reporter:
Gabiley (WJN)- Maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley oo ay weheliso Hay”adda World Vision ayaa waxa ay si rasmi ah u daah-fureen mashriic balaadhan oo lagu taakulaynayo dadkii 1,23 qoys oo ka mid ah dadkii ay saamaynta wayn ay ku reebtay roobabkii duufaanta watay ee ka da’ay gobolada waqooyiga gobolka Gabiley.