Maamulka Dugsiga Nuuradiin Muxuu Ka Yidhi In Uu Dhaqaale Ku Bixiyey Kaalmaha Uu Galey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dugsiga Nuuradiin Muxuu Ka Yidhi In Uu Dhaqaale Ku Bixiyey Kaalmaha Uu Galey
September 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maamulaha dugsiyada Nuuradiin Mahad Ibraahim Maxamed ayaa waxa uu ka jawaabay warar sheegaya in dugsiga Nuuradiin uu dhaqaale badan ku bixiyo kaalmaha hore ee uu ka galo imtixaanka, Isagoo wararkaa ku tilmaamay inay been abuur oo ay faafieen shaqsiyaad gaar ahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS