Kaluumeysatada Magaalada Saylac oo Cabsho Xoogan Ka Muujiyay Maraakiib Xaaluf Ku Haysa Bada iyo Baaq Ay U Direen Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kaluumeysatada Magaalada Saylac oo Cabsho Xoogan Ka Muujiyay Maraakiib Xaaluf Ku Haysa Bada iyo Baaq Ay U Direen Xukuumada
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (WJN)- Qaar ka mid ah Kaluumaysatada magaalada Saylac ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Maraakiib xaaluf ba,an ku haysa Xeebaha degmada Saylac, Waxaana ay xukuumada Somaliland ugu baaqeen in ay waxka qabtaan Maraakiibtaa xaalufka ku haysa bada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS