|
|||||
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Sucuudiga Ee Degan Somaliland oo Munaasibad Loogu Dabaal Dagayo Sanad Guurada 88aad Ku Qabtay Hargeysa iyo Masuuliyiin Xukumada Ka Tirsan oo Ka Qayb Galay
September 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Jaaliyada dalka Sucuudi Arabiya ee degan Somaliland ayaa munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo xuska sanad Guurada 88aad Midowga dalka boqortooyada Sucuudiga ku qabtay Magaalada Hargaysa. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland, Madaxda asxaabta qaranka iyo masuuliyiin tiro badan oo ka kala socday golaha Wakiilada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Ugu horayna waxaa khudbado la xidhiidha xuska sanad guurada ka jeediyay saraakiil ka socday dalka Sucuudiga oo ka waramay xidhiidhka soo jireenka ahaa ee ka dhexeeya labadan dal.
Related posts:DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Booqday Mashaariic Laga Hirgalinayo Deegaanka D... Madaxwayne Siilaanyo Oo Masuulkii Labaad ka Aqbalay Xilkii Uu U Magacaabay Oo Uu ka Cudur Daartay “Dalka waxa ka jirta Abaar Baahsan oo Saamaynaysa Hal Milyan iyo Shan Boqol oo Kun Oo Qof,”Madaxweyn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|