|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya oo Dib U Furtay Safaaraddeedii Eritrea
September 6, 2018 - Written by Reporter:Asmara (WJN)- Dawladda Itoobiya ayaa waxa ay maanta dib u furatay safaaraddii ay ku lahaan jirtay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, taas oo ah tallaabadii u dambaysay ee ay dib ugu haggaajinayso xidhiidhkii labaatanka sano xumaa. Munaasabbada dib loogu furayay safaaradda waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Erirtea Isaias Afwerki iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Ilaa iyo hadda ma cadda wakhtiga ciidammada Itoobiya ay ka baxayaan dhulka xadka ku yaalla ee lagu muransan yahyay, kaas oo qayb wayn ka ahaa heshiiskii nabadda ee dhawaan la gaadhay.
Related posts:UGaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye ... Daawo: Amaanka Gobolka Sool Oo Sii Xumaanaya Iyo Dablay Xalay Dilal Kala Duwan Ka Gaysatay Magaalada... Dawlada Ethiopia Oo Bilado iyo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Maayirada Magaalooyinka Hargeisa iyo Ber... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|