|
|||||
WAJAALE NEWS
Iiraan oo weerar askar kaga dhinteen ku eedeysay dalalka gacanka Carbeed
September 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) –Dowladda Iiraan ayaa ku eedeysay dalalka Khaliijka inay ka dambeeyeen weerar ay ku dhinteen ugu yaraan 29 qof oo askar iyo rayid isugu jira.
Weerarka waxaa fuliyay rag hubaysan oo rasaas ku furey goob ka taalla magaalada Ahvaz , goobta waxaa ka socday gaado ka cayaar ay soo bandhigayeen milateriga koonfurgalbeed ee dalka Iiraan. Koox maxali ah oo asalkoodu Carab yahay oo gooni goosad ah iyo kooxda la baxday dowladda islaamka ayaa labaduba waxay sheegteen mas’uuliyada weerarka.
Related posts:DAAWO;Xukumadda Kulmiye Abaal Ma Leh,Ajarna Ma Leh, Ballanna Ma Leh …Awdal Iyo Salalow Somaliland Wa... Daawo:Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xalay Lagu Dhaawacay ... DAAWO;Maxamed Cumar Carte Muxuu Ka Yidhi Inuu Somaliland Ku Soo Noqdo Kana Sheekeyeey Xaalado Soo Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|