Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Jamaal Cali Xuseen”Jabhada Caarre Anaa Ku Raacsan Inay Cadaalad Daro Jirto” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hor-dhaca Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Jamaal Cali Xuseen”Jabhada Caarre Anaa Ku Raacsan Inay Cadaalad Daro Jirto”
September 3, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xibiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo waraysi hordhaca oo dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay, ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin Jabhada Caarre, isagoo sheegay in wadanka ay cadaalad daro ka jirto oo uu Jabhada Caarre taageersan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/2yKQpk2uM3g

 

COMMENTS
LINKS