|
|||||
WAJAALE NEWS
Hay”adda Shaqaalaha Somaliland oo Soo Bandhigtay Nidaam Cusub oo Lagu Hagayo Shaqaalaha Dawlada
September 20, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Hay”adda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa waxa ay maanta soo gaba gabaysay samaynta siyaasadaha iyo hagayaasha mihiimka u ah kobcinta iyo maamulka cuduuda shaqaalaha dawlada. Siyaasadahan hagaayaashan oo samayntoodu soo socotay mudo badan ayaa waxaa madashaasi ka hadley masuuliyiinta iyo khubarada gacanta ku hayay diyaarinta siyaasada iyo hagayaasha lagu dhaqayo shaqaalaha dawlada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ugu Baaqay In La Badbaadiyo Xabaalaha Sheekh Nuur Ee Bari... Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Goor Dhaw U Balansan Ansixinta Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha... Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaana Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Soma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|