Hargeysa (WJN)- Af-hayeenka gudidii nabadaynta beelaha Ceel-afwayn Sheekh Ismaaciil Cabdi Hire “Sheekh Ismaaciil Dheeg” ayaa waxa uu shaaciyay inay soo dhawdahay wakhtigii gudida nabadayntu u bixi lahaayeen deegaankaas si loo kala qaato ama loo kala xaqo magihii hadhay.