Gudida Ergada Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool oo Ka Hadlay Xaalada Colaadu Marayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Ergada Nabadaynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool oo Ka Hadlay Xaalada Colaadu Marayso
September 9, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Guddidii ergada nabadaynta beelaha koonfurta gobolka Sool oo uu weheliyo badhasaabka gobolka Sool oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa waxa ay ka warbixiyeen halka ay marayso waan waanta nabada ee beelaha shaqaaqadu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/nNpFat25K3I

COMMENTS
LINKS