|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Dhaqalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Xaaraan Ku Tilmaamay Lacago Wasiirka Maaliyadu Ku Bedelayo Nemberada Gaadiidka
September 16, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay si adag uga hadleen tacriifad ay wasaarada Maaliadu ku kordhisay bedelka Nemberada Gaadiidka iyo Warshadaha. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac iyo Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle oo ka mid ah gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay arin sharciga baalmarsan iyo xaraan ay ku tilmaameen tacriifadaha Wasaarada Maaliyadu ku kordhisay Bedelka Nemberada Gaadiidka iyo Warshadaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/d2TzyEdQc-w Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi oo U Ambo-baxay Gobollada Galbeedka Dalka, Gurigiisana Ku Booqday Madaxweynih... Gudi Golaha Guurtida ah Oo Uu Hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa Ku Sugan Maga... DAAWO;Madaxweynaha jsl oo Laba Kormeer Ku Sameeyey Xeryaha Barakacayaasha Iyo Balaadhinta Dekeda+X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|